Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo War-saxafadeed soo saaray (Akhriso)

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida dalkooda. James Swan ayaa sheegay iney sii xoojin taageerada dhinac walba leh ee ay siiyaan Dowlada Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah. “Wuxuu ku celinayaa sida Qaramada … Continue reading Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo War-saxafadeed soo saaray (Akhriso)